Dad ka badan 70 qof oo ku dhintay Mashaqo ka dhacday dalka Ciraaq (Daawo Sawirro)

Dad ka badan 70 ruux ayaa lagu soo warramay inay ku dhinteen doon maanta ku rogmatay wabiga Tigris ee mara magaalada Muusil ee dalka Ciraaq. Boqol qof oo la socday doonta dadka looga gudbiyo wabiga ayaa ahaa dad aan dabaal aqoonin, sida uu sheegay madaxa waaxda difaaca dadweynaha ee magaalada Muusil. Doonta ayaa lagu soo … Continue reading Dad ka badan 70 qof oo ku dhintay Mashaqo ka dhacday dalka Ciraaq (Daawo Sawirro)